Duqa Muqdisho & Madaxda degmooyinka oo hal qodob ka soo saaray kulan ay yeesheen (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan ( Eng. Yarisow) ayaa sheegay in olalihii nadaafadeed ee ugu ballaarnaa laga sameyn doono magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa sheegay in Todobaadka Nadaafadda oo bilaabanaya maalinta Khamiista ee ay ka qeyb qaadanayaan dhammaan hay’adaha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyadoona Olahala Todobadkan xoogga lagu saari doono soo celinta … Continue reading Duqa Muqdisho & Madaxda degmooyinka oo hal qodob ka soo saaray kulan ay yeesheen (Daawo Sawirro)